Soomaalidu waa dhibbane
Dhulkeeduna waa dhantaal
Ma dhama dheeldheel wax gala
Shisheeyuhu aay dhacaan
Dheeftiiauna aay dhurtaan
Dhurwaayada soo dhigtoow
Dhaxal nin leh baa dhaqdee
Dhulkeena adoon Ku dhiman
Dhaqaaq inteey kuu dhamaan
Ku soo dhawoow IBDAAC ACADEMY Waxa uu idiin hayaa koorsooyin online ah oo aad ku baran doonto Hab fudud koorsooyinkaasi waxaa ka mid ah HEALTH TRANING, ICT, ACCOUNTING iyo GEOLOGY
Wednesday, September 6, 2017
Tuesday, January 3, 2017
Monday, January 2, 2017
Subscribe to:
Posts (Atom)

